Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay garoonka Ciyaaraha Baraawe

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay qarixii shalay galab Al-shabaab ku dileen dhallinyaro ku sugnaa garoon lagu ciyaaro kubadda cagta oo ku yaala Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose. Farmaajo ayaa tilmaamay in cadawga kaliya ee maanta dalka dhibaatada ku haya uu yahay Alshabaab, loona baahan yahay in dowlad … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay qaraxii ka dhacay garoonka Ciyaaraha Baraawe